• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, June 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(FAALLO) Madaxda Mustaqbalka ha loo doorto Mas’uuliyiin Karti Waddaniyad leh, kana xishooda Boollida Qaranka.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 24, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mashaqo Siyaasadeed, colaado, musuq, is-jiidjiid siyaasadeed iyo Madax Caynba cayn ah ayaa lagu soo nolol qaatay tan iyo wixii ka dambeeyey Burburkii Dowladdii Kacaanka bilowgii sannadkii 1991-kii.

Isjiidjiidkii Siyaasiyiinta Ururraddii Hubeysnaa ayaa waxay ubuc-dhexaad u noqdeen sal dhigasho la’aanta nololeed iyo nabadeed, waayo Hoggaamiyayaashii Jabhadaha Hubeysnaa ma lahayn Istaraatijiyad Mideysan iyo Qorshe Qaran oo ay dalka ku hagi lahaayeen, markii ay Dowladdii Kacaanka ka tureen Talada dalka.

Qaraxyaddii lala soo jaan-qaaday xilligii Jabhadaha Hubeysan  ayaa weli sii socda, waxayna u muuqataa in Jiilashii Maleeshiyaddii hore inay sii beddelaan Maleeshiyo kale oo hubeysan, kuwaasi oo ku doodayo inay qoriga ku baadi-goobaya Baadi ka maqan oo aan loo jeedin.

Dib-u-yegleelista Nidaamka Dowladnimadda ayaa waxay u muuqdaan inaan weli asaas fiican loo dhigin, isla markaana aan weli lagu guuleysanin  dhamaystirka Dib-u-heshiisiinta, Dib-u-soo-celinta Rajadda Ummadda iyo Mustaqbalka Qaranka.

Dhowr Madaxweyne ayaa Talada dalka isaga kala dambeeyey dhowr iyo tobankii sanno ee la soo dhaafay, wuxuuna Hoggaamiye kasta ballan qaaday inuu ka dhabeyn doono Ajendooyinka ay soo bandhigeen, balse, Hoggaamiye kasta waxa uu xilka ka degayey isagoo aan wada fulinin Ballan-qaadkii Siyaasadeed.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay Siyaasiyiinta Soomaalida ka wada siman yihiin inay soo bandhigaan Ballanqaadyo lagu larayo Beer-laxawsi Siyaasadeed, waxayna inta badan Mas’uuliyiinta marka ay xilalka qabtaan ku mashquulaan xaalladdo kale iyo Ku-takri-fal Maamul.

Bisaylka Bulshadda ayaa waxaa suurtogal ah inay wax ka beddeli karaan qiimeynta Siyaasiyiinta iyo Nidaamka lagu soo dooran karo Madaxda Qaranka, marka la gaaro Xilliga lagu dooranayo Madaxda Mustaqbalka.

Madaxda cusub ee la soo dooran doono ayaa waxaa hor yaalla Shaqooyin Qaran oo ay Madaxdii hore ka mashquuleen  inay muhiimadda koowaad siiyaan,  waxaana ka mid ah Galaangalka Dib-u-heshiisinta Siyaasadda, Soo-celinta Nabadda iyo  Midnimadda Somalia, Dhamaystirka Dib-u-heshiisiinta, Xukunka Isla-xisaabtanka leh, La-xaajoodka Siyaasiyiinta iyo Kooxaha Hubeysan ee mucaaradka ah iyo Ilaalinta Hantida iyo Dhaxalka Qaranka.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa ayaan-darro kale majaraha lala geli doonaa haddii Madaxda la soo dooran doono noqdaan kuwo baylihiya Mas’uuliyadda lagu aaminay, isla markaana ay  xaalladda Dowladnimadda iska sii ahaato Kud ka-guur oo Qanjo u guur iyo La-mood, noqonse weyday !!!

BAADIGOOB2

©Radio Dalsan

Previous Post

Wakiilka EU-da ee Somalia oo beeniyey inaysan dadka Soomaalida ka hawlgeli doonin Xarunta EU-da ee  Muqdisho.

Next Post

Dowlada Soomaaliya oo ka warbixisay qaabkii uu baasaborka ku helay Ninkii isku qarxiyay Daallo

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya
Warar

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

June 19, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Waxaa maanta si rasmi ah lagu soo xiray Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee uu furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex haween ah ay ku dhaawacmeen weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan...

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in xiisadda militari ee u dhexeysa Iran iyo Israa’iil...

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Mudane Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha...

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya
Warar

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
  • Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
  • Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
  • Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00