• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

FAALLO:- Caqabadaha Shirka Cadaado u ekaa hal aan jirin ku jebisay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 2, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Calow Siyaasadeed, Dhaqameed iyo Isjiid-jiid beeleed ayaa waxay isku hor gudbeen hamiga ballaaran ee laga leeyahay Shirka Cadaado ee Dhismaha Maamul-gobaleedka Bartamaha Somalia.

Ergooyinka ka qeybgalayo Shirka Cadaado ayaa waxay u muuqdaan inay isku milman yihiin Ajendayaasha Shirka, waxaana jira dad ay ka  go’an tahay in lagu guuleysto dhismaha Maamulka Bartamaha Somalia, halka kuwo kalena ay hagardaamo iyo lug-gooyo siyaasadeed la dhex yururaan Shirkaasi.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay Beelaha wada deggan Goballadda Dhexe iska baylihinayaan Fursadaha ay ku dhisan karaa Maamul-gobaleed u gaar ah.

Siyaasiyiin, Aqoonyahanno iyo Odayaal Dhaqameed ku sugan Degmadda Cadaado ayaana laga dareemi karaa hankooda ku aadan Shirka, waxayna caqabadda ugu weyn tahay qaabka loogu kalsoonaan karo Guddiga Farsamadda ee Shirkaasi.

Qaar ka mid ah Musharaxiinta, Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ka qeybgalayo Shirka ayaa saluug ka qaba Guddiga Farsamadda iyo Doorka Dowladda Federalka ee Agaasinka Shirkaasi.

Waa hubanti inay Khilaaf xooggan dhaliyeen Guddiyadda isbarbar-yaaca, isla markaana looga faa’ideysanayo siyaabo isbaasro siyaasadeed oo lagu sii carqaladeynayo Hanka Shirkaasi.

Siyaasiyiin waxaa jirta si cad u qeexay inaysan aqoonsanayn Guddiga Farsamadda ee Shirkaasi, kuwaasi oo aad u dhaliilsan Kalsoonida lagu qabi karo Guddigaasi, oo ay u arkaan kuwo u xaglinayo qaar ka mid ah Musharixiinta u taagan Madaxtunumadda Maamulka Bartamaha Somalia.

Saadaasha laga bixinayo Shirka Cadaado ayaan ahayn mid rajo-xumo xambaarsan, balse waxay Tusaale u tahay sida Aragtiyaha Dadka u kala duwanaan karto  iyo sida ay Soomaalida ugu bislaanayaan Maamul-wadaagga iyo Doodaha Siyaasadda.

Ma xumo in Guddi la mucaarado, balse waxaan Aragti fiican ahayn in Guddi kale la magacaabo si loo muujiyo dhaliisha lo ohayo Guddiyadaasi.

Tan kale, Ergooyinka ka qeybgalayo halkii ay dhexdooda kaga doodi lahaayeen qoddobadda lagu aragti duwan yahay waxay door-bidaan inay Warbaahinta ku eed sheegtaan, iskuna mucaaradaan.

Markaynu isku soo duubno, Dowladda Federalka ayaa looga fadhiyaa inay hayinka u qabato Habsami-u-socodka Shirka Maamul-u-samaynta Goballadda Dhexe, haddii ayse Dowladda ka gaabiso arrintaasi, waxa uu Shirkaasi noqon karaa sidii Hal aan jirin ku-jebisay oo kale.

Previous Post

War Murtiyeedka Madasha Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya Dowlad goboleedyada+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo
Caalamka

Trump oo Qasa u Wado Maamul KMG ah oo Mareykan Hoggaaminayo

May 8, 2025
DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland
Warar

DFS oo Maamul Cusub ka Abaabuleysa Jubbaland

May 8, 2025
“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”
Warar

“Falcelinta Shacabka Kadib Weerarradii Pakistan iyo Hindiya”

May 7, 2025
“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid
Warar

“Shirka Xisbiga Caddaaladda oo Hakad Ku Yimid

May 7, 2025
Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah
Warar

Guddoomiyaha SoDMA oo Kenya Ka Daah-furay Mashruuc Wacyigelineed oo $40 Milyan Ah

May 7, 2025
Next Post

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

by Ilhaan
May 8, 2025
0

kulanka 11-aad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa...

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

by Liban
May 8, 2025
0

The Federal Government of Somalia (FGS) has unveiled a contentious plan to establish a new autonomous administration in Jubbaland, in...

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

The National Consultative Council (NCC) released an official communiqué on Wednesday evening following the conclusion of its recent summit held...

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

by Dalsan Editor
May 8, 2025
0

Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has strongly criticized President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of sabotaging the National Consultative...

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
Warar

GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
English News

Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
English News

National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum
English News

Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership
English News

Somalia and UK discuss enhancing Defence Partnership

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation
English News

Swedish Police Train Somali CID Officers in Forensic Crime Scene Investigation

May 8, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • GUDDOOMIYE KUXIGEENKA LABAAD EE GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.
  • Federal Government Plots New Regional Administration in Jubbaland Amid Escalating Tensions
  • National Consultative Council Issues Communiqué After Key Meeting in Mogadishu
  • Former Somali President Farmaajo Accuses President Hassan Sheikh of Undermining National Consultative Forum

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00