Faahfaahin:Khasaaraha ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Amisom iyo Al Shabab

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Laba kalena ay ku dhaawacmeen Dagaal dhexmaray Ciidamadda Amisom iyo Kuwa Al Shabab.

Dagaalka ayaa ka dhacay Tuuladda Raangaabo oo ku dhaw Magaaladda  Beledweyne Ee Gobolka Hiiraan.

Waxa uu bilaawday Dagaalka kadib markii Al Shabab ay Weerar toos ah ay ku qaaday Kolonyo gawaari ah oo waday Raashid Gurmad Bini’aadanimo ah.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor