• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Faahfaahin: Xarun lagu hayey Muhaajiriin ay Soomali ka mid yihiin oo la duqeeyey

Bilan Media by Bilan Media
July 3, 2019
in Caalamka, Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Diyaaradaha Dagaalka ee Taliyaha Khaliifa Xaftar ee ku kacsan Dowladda Libya ee ay QM taageersan ayaa la sheegay inay duqeeyeen Xarun lagu hayo dadka Muhaajiriinta iyo kuwa Qaxootiga oo ku taalla Bariga Caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Afhayeenka Hay’adda Gurmadka Degdegga ee dalkaasi, Malik Mersak ayaa sheegay in Diyaaradaha Ciiddanka Khaliifa Xaftar ay xilli dambe oo xalay ahayd duqeyn la beegsadeen Xarunta lagu hayo Muhaajiriinta ee Tajura, halkaasi oo hoy u ah in ka badan 600 qof oo shisheeye sharci-darro ku jooga dalkaasi.

Duqeynta ayaa la sheegay inay ku habsatay qeyb ay ku jiraan ilaa 150 qof oo Qaxooti iyo Muhaajiriin ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Sudan iyo Eritrea.

Wararka hordhaca ee ay Dowladda Liibiya soo saartay laguma shaacinin dalalka ay ka soo kala jeedaan dadka lagu dilay ama lagu dhaawacay duqeyntaasi.

Xarunta Tajura ee la duqeeyey waxaa la sheegay inay u dhow yihiin Xerooyin Milliteri oo ay leeyihiin Ciiddanka Isbahaysiga ee hoos-taga Dowladda ay QM aqoonsan tahay ee dalkaasi.

Madaxtooyadda dalkaasi waxay cambaareeyeen duqeyntaasi, waxayna Beesha Caalamka ugu qaadeen in Tallaabo laga qaado Ciiddanka uu hoggaamiyo Khaliifa Xaftar.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Muusa Faki Maxamed waxa uu si kulul u cambaareeyey duqeyntaasi, wuxuuna codsaday in lala xisaabtamo kuwii ka dambeeyey xasuuqaas bahalnimadda ee loo geystay dad Birri-ma-geydo ahaa.

Waxa uu ku booriyey Beesha Calaamka inay kordhiyaan dadaalkooda ku aadan sidii kooxaha ku dagaalamaya dalka Liibiya la isugu keeni lahaa Miiska Wada-xaajoodka, si loo soo gebegebeeyo colaadda ka aloosan dalkaasi.

Sidoo kale, Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qxaootiga ee UNHCR waxay sheegtay in duqeyntaasi lagu dilay ugu yaraan 30-qof, halka tobaneeyo kalena lagu dhaawacay, waxayna walaac xooggan ka muujisay Bad-qabka Muhaajiriinta iyo Qaxootiga ku jira Xarumaha dadka lagu hayo ee ku yaalla caasimadda dalka Libiya ee Tripoli.

UNHCR waxay sheegtay inay xaallad khatar ah ku jiraan 3,500 oo Qaxooti iyo Muhaajiriin ah lagu hayo Xarumaha dadka lagu hayo ee dalkaasi, ee u dhow goobaha goobaha lagu dagaalamayo.

 

Previous Post

Shirkii Jaraa’id ee Maanta uu qaban lahaa Wasiir Cawad oo baaqday

Next Post

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Dilka Guddoomiyihii Maxkamadda Sh/hoose

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Dilka Guddoomiyihii Maxkamadda Sh/hoose

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00