HomeWararFaahfaahin Dheeri ah oo laga helayo Weerarkii Al Shabab ay ku qaaden...

Faahfaahin Dheeri ah oo laga helayo Weerarkii Al Shabab ay ku qaaden Saldhiga AMISOM Ee Janaale

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyada Weerarka ay ku qaaden Saldhig Ciidamada Uganda ay ku leeyihiin Degmada Janaale Ee Gobolka Shabellada Hoose. Afhayeenka Al Shabab ayaa sheegay in 50 ka tirsan Ciidamada AMISOM iney ku dilen Weerarka oo ku bilawday Qaraxyo ismiidaamin ahaa oo gawaari loo isticmaalay. Dadka deegaanka waxa ay sheegayan in Saldhiga ay imminka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyada Weerarka ay ku qaaden Saldhig Ciidamada Uganda ay ku leeyihiin Degmada Janaale Ee Gobolka Shabellada Hoose.

Afhayeenka Al Shabab ayaa sheegay in 50 ka tirsan Ciidamada AMISOM iney ku dilen Weerarka oo ku bilawday Qaraxyo ismiidaamin ahaa oo gawaari loo isticmaalay.

- Advertisement -

Dadka deegaanka waxa ay sheegayan in Saldhiga ay imminka ku sugan Yihiin Al Shabab AMISOM ayaana isagana baxday Halkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts