HomeWararFaah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Maqaayad ku taalla meel ku dhow halka lagu magacaabo Baar Bulsho ee Nawaaxiga Taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaas ayaa jugtiisa siweyn looga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa  la sheegay inuu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa, waxaana ka dhashay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Maqaayad ku taalla meel ku dhow halka lagu magacaabo Baar Bulsho ee Nawaaxiga Taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas ayaa jugtiisa siweyn looga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa  la sheegay inuu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa, waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay u sheegeen in qofka Is-miidaamiyay uu galay Maqaayada Baar Bulsho, kadibna uu is qarxiyay, waxaana halkaas ku geeriyooday saddex ruux oo shacab ahaa.

Sidoo kale Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay dad shacab ah oo ku sugnaa agagaarka Baar-Bulsho, kuwaasi oo si Deg deg ah loogu qaaday Xarumo Caafimaad oo ku yaalla Caasimadda.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa isku gadaamay aaga uu qaraxu ka dhacay, iyagoona xiray inta badan Waddooyinka soo gala halkaas oo ay ku taallo Bar Koontarool oo laga ilaaliyo Xarunta Madaxtoyadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Maqaayada uu qaraxa ka dhacay ay inta badan fariisan jireen Ciidamo ka tirsan dowladda, waxaana haatan halkaas ku sugan Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts