HomeWararFaah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Dayniile

Faah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Dayniile

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir,kaasi oo geystay khasaaro. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lala eegtay Gaari ay la socdeen dadka shacab ah oo marayay agagaarka Isbitaal lagu magacaabo Guutaalle oo ku yaalla degmadaasi. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir,kaasi oo geystay khasaaro.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lala eegtay Gaari ay la socdeen dadka shacab ah oo marayay agagaarka Isbitaal lagu magacaabo Guutaalle oo ku yaalla degmadaasi.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay u sheegeen in qarax uu si gaar ah uga dhacay Wadada laamiga ah ee aada Xarunta Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir,isla markaana waxaa ka dhashay khasaaro dhaawac ah.

Ugu yaraan Saddex ruux oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qaraxaas ,waxaana loola cararay mid kamid ah goobaha Caafimaad ee ku yaalla Muqdisho sida dadka deegaanka ay inoo sheegeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya iyo kuwa maamulka Degmada ayaa tegay goobta,isla markaana xiray Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa aaga uu qaraxa ka dhacay,hayeeshee markii dambe ay dib u fureen halkaas.

- Advertisement -

Qaraxaasi ayaa ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso,weli ma jiro cid sheegatay Mas’uuliyadda qaraxaasi Maanta ka dhacay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts