HomeWararFaah faahin: Qarax Khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Faah faahin: Qarax Khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo ka dhacay Meel ku dhow Xarunta Hay’adda dembi-baarista ee CID-da ee Magaalada Muqdisho. Gaariga lagu soo xiray qaraxa ayaa ahaa noociisu SRUF,isla markaana waxaa uu ku qarxay Wadada laamiga ah,waxaana jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo ka dhacay Meel ku dhow Xarunta Hay’adda dembi-baarista ee CID-da ee Magaalada Muqdisho.

Gaariga lagu soo xiray qaraxa ayaa ahaa noociisu SRUF,isla markaana waxaa uu ku qarxay Wadada laamiga ah,waxaana jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Gaariga qaraxa lagu soo xiray uu lahaa Nin lagu magacaabo Daahir Xasan Xuseen Daahir Deyniile marna soo noqday Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ,isagoo dhaawac ka soo gaaray qaraxaas.

Sidoo kale waxa uu horey Daahir u soo noqday Guddoomiyihii hore ee Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir,xiligaas uu Madaxweyne dalka ka ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa goobta uu qaraxa dhacay  tegay,iyagoona halkaas xiray,waxaana Daahir Deyniile dhaawaciisa loo qaaday mid kamid ah Goobaha Caafimaad ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts