HomeWararFaah faahin:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahin:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax Miino oo saakay ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,kaasi oo geystay Khasaaro. Dad Goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay,isla markaana lala eegtay  Gaari Qooqan ah oo marayay Wadada Warshadaha ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax Miino oo saakay ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,kaasi oo geystay Khasaaro.

Dad Goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay,isla markaana lala eegtay  Gaari Qooqan ah oo marayay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Ugu yaraan laba ruux oo la socday Mooto Bajaaj oo xiliga falka ka dhacayay marayay laamiga ayaa ku dhaawacmay qaraxaas,waxaana la tilmaamay in gaariga qaraxa lala eegtay uu badbaaday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa tegay halka qarau ka dhacay,iyadoona xiray aagaas,hayeeshee markii ay baaritaano kooban sameeyeen dib u furay sida ay sheegeen dad halkaasi Ganacsi ku leh.

Ilaa iyo hada lama oga cidda wadatay  gaariga ka badbaaday qaraxasi ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho,isla markaana ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda  Federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts