HomeWararFaah faahin:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Faah faahin:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee Maanta Magaalada Muqdisho ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa u sheegay in dilkan uu ka dhacay Wado ku dhow Isgoyska Sanca ee Muqdisho,isla markaana ay geysteen rag hubeysnaa Bastoolado. Kooxihii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee Maanta Magaalada Muqdisho ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa u sheegay in dilkan uu ka dhacay Wado ku dhow Isgoyska Sanca ee Muqdisho,isla markaana ay geysteen rag hubeysnaa Bastoolado.

- Advertisement -

Kooxihii ka dambeeyay dilka Askariga ka tirsanaa Ciidanka dowlada ayaa goobta ugu baxsaday luuq yar oo ku yaallay goobta uu falka ka dhacay.

Intaasi kadib ayaa waxaa halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo ku sugnaa meel aan sidaa u fogeyn,iyagoona  halkaas ka qaaday Meydka Marxuumka.

Sidoo kale Ciidamada ayaa aaga uu dilka ka dhacay ka sameeyay baaritaano oo ay ku raadinayan ragii ka dambeeyay falkaas,hayeeshee kuma guuleysan inay gacanta kusoo dhigaan.

- Advertisement -

Dilkan gelinkii dambe ka dhacay agagaarka Isgoyks Sanca ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kusoo aadayaa,iyadoo Maanta duhurminadii rag hubeysan ay Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dileen Ganacsade Caan ahaa,kaasi oo lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Maxamed Cumar Calasow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts