HomeWararFaah faahin:-Dil Caawa ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Faah faahin:-Dil Caawa ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib Salaadii Maqrib ee Caawa ayaa rag hubeysan waxa ay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan agagaarka Isgoyska Bakaaraha waxa ay ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa wax ay sheegeen in Rag bustoolado ku hubeysnaa ay toogteen Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Guutada 14-ka Octoober,isla markaana ay goobta ka baxsadeen. Ciidamo ka toirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib Salaadii Maqrib ee Caawa ayaa rag hubeysan waxa ay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan agagaarka Isgoyska Bakaaraha waxa ay ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa wax ay sheegeen in Rag bustoolado ku hubeysnaa ay toogteen Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Guutada 14-ka Octoober,isla markaana ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Ciidamo ka toirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo aan ka fogen goobta uu dilka ka dhacay ayaa gaaray,iyaga oo halkaasi ka qaaday meydka askarigii la dilay,waxana sidoo kale ay sameeyeen howlgallo aan dad lagu qaban.

Inta badna degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca dilal,waxaana mas’uuliyadooda sheegta Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts