Ex:Xildhibaan Xaaf oo isku soo sharaxay xilka madaxweynaha Galmudug.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Ex: Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf oo kamid ah siyaaiinta soomaaliyeed ayaa munaasabad maanta Muqdisho ka Dhacday waxa uu ku shaaciyay inuu yahay musharax u’taagan qabashada xilkla madaxweynaha maamulka Galmudug

munasabada ayaa waxaa goobjoog ka’ahaa masuulyiin xilalkahaya maamulkaas,siyasiin iyo waxgarad ka soo jeeda gobolada Mudug iyo Galagaduud

munasabad uu isku soo sharaxay Axmed Ducaale Geele xaaf ayaa imaaneesa xili xildhibaano kusugan magalada Cadaado ay horey u’sheegeen in ay xilka ka qaadeen C/kariin Xuseen Guuleed inkastow C/karin Guuleed uu arin kaas sikulul kaga horyimid

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor