HomeWararErgeyga u qaabilsan Somalia Arrimaha Abaaraha oo la kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga

Ergeyga u qaabilsan Somalia Arrimaha Abaaraha oo la kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Axmed Bin Muxamed Saalix Almuwalad. Waxaa sidoo kale Ergeyga iyo Safiirka kulanka ku wehlinayay Yusuf Bakhiit oo ah madaxa Afrika u qaabilsan Hey’adda King Salman ee Gargaarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Axmed Bin Muxamed Saalix Almuwalad.

Waxaa sidoo kale Ergeyga iyo Safiirka kulanka ku wehlinayay Yusuf Bakhiit oo ah madaxa Afrika u qaabilsan Hey’adda King Salman ee Gargaarka bani’aadannimada.

- Advertisement -

Ergayga iyo Danjire Muwalad, waxa ay ka wada hadleen xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya iyo sidii dowladda Sacuudigu u noqon lahayd hoggaanka gurmad lagu taakulaynayo dadka ay abaaraha waxyeelaysay.

Sidoo kale Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Qatar ee Muqdisho, Amb. Hassan bin Hamza Hashem.

Ergeyga iyo Safiirka, ayaa kulanooda uga wada hadlay, sida guud ahaan dowladdaha Khaliijka, gaar ahaan dowladda Qatar ay gacan uga geysan karaan Gurmadka Abaaraaha daran ee ka jira dalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts