HomeWararErgeyga Qatar oo kulan la qaatay saddex Madaxweyne maamul Goboleed

Ergeyga Qatar oo kulan la qaatay saddex Madaxweyne maamul Goboleed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyneyaashada dowlad goboleedyadda Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee Wasaaradda arrimaha dibada dalka Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaalanka argagixisada Mudane Mutlaq Alqahtani. Kulamadda Mutlaq Alqahtani iyo Mdaxweyneyaasha dowlad goboleedyadda ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisadda. Madaxweyneyaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyneyaashada dowlad goboleedyadda Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee Wasaaradda arrimaha dibada dalka Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaalanka argagixisada Mudane Mutlaq Alqahtani.

Kulamadda Mutlaq Alqahtani iyo Mdaxweyneyaasha dowlad goboleedyadda ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisadda.

- Advertisement -

Madaxweyneyaasha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa si gooni gooni ah kulamo ula yeeshay Mutlaq Alqahtani, kulamadaan ayaa dhammaantood looga hadlay xaaladda Cakiran ee dalka iyo khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka.

Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar ayaa kulamada uu la qaatay dhinacyda kala duwan ayaa waxaa uu ugu xaqiijiyay sida Qatar uga go’an tahay taageerida doorasho nabdoon oo wadar ogol ah inay ka dhacdo Soomaaliya, isagoo farriinta uu ka waday dowladdiisa ahaa inay Qatar dhex dhexaad u tahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts