Dhageyso:-Wadahadalo u dhaxeeyo Ahlusunada Koonfureed iyo dowladda Soomaaliya oo bilaawday

Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Koonfureed ayaa sheegay in uu bilaawday wadahadalo u dhaxeeya Maamulkooda iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xogheyaha Gaashaandhiga Gobolada Koonfur ee Ahlusuna Wal-Jamacaaca Sheekh Xuseen Isxaaq Mursal Geesa-dheere oo wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xaruntiisa Muqdisho ayaa hadalkaan ka dhawaajiyay.

Hadaba waxa uu sharaxayaa halka ay iminka ka socdaan wadahadaladaas iyo halka ay wax marayaan.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media