Dhageyso:-Faah faahin ka soo baxeysa Weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose

Weerrkaan ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Yaaq Bariweyne ee duleedka Degmada Walaweyn ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose.

Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa l sheegay in y weerareen Goob ay Koox burcad ah dadka ku dhici jireen islamarkaana ay weerarkaas ku dileen laab ka mid ah Burcadii.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Waiye Maxamed Cusmaan Ma’da uu Afgooye ka soo diray.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media