Eedeysanayaal lala xiriirinayey Weerarkii Jaamacadda Garissa oo la xukumay

Maxkamadda magaalladda Nairobi waxaa maanta la soo taagay 3 Eedeysane oo lala xiriirinayo weerarkii ay Alshabaab ka geysteen Jaamacadda Garissa saannadkii 2015-kii, kuna geeriyoodeen 148 qof.

Garsooraha Guud ee Maxkamadda Nairobi, Francis Andayi waxa uu labo ka mid ah Eedeysanayaasha oo lagu kala magacaabo Maxamed Cali Cabdikar iyo Xasan Aadan Xasan ku xukumay xabsi min 41-sanno, halka Eedeysanaha 3-aad oo lagu magacaabo Rashid Charles Mberesero oo u dhashay dalka Tanzania lagu xukumay Xabsi Daa’im doorkii uu ku lahaa weerarkii Jamaacadda Gaarisa.

Dhinaca kale, Hay’addaha Ammaanka Kenya waxay horey u sheegeen inuu Weerarkii ka dhacay Jaamacadda Garissa.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media