HomeWararDuqeyn ka dhacday degaano katirsan Mudug iyo khasaaro ka dhashay

Duqeyn ka dhacday degaano katirsan Mudug iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn ka dhacday Barqanimadii saaka ka dhacday inta u dhaxaysa Qaycad iyo degmada Xarardheere, waxaana wararka aan helnay ay sheegayaan in la beegsaday Saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen degaankaasi. Wararkuw axaa ay tilmaamayaan in duqeyntu ay ahayd labo gantaal oo kuwa diyaaradaha laga rido ah, waxaana la sheegayn in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn ka dhacday Barqanimadii saaka ka dhacday inta u dhaxaysa Qaycad iyo degmada Xarardheere, waxaana wararka aan helnay ay sheegayaan in la beegsaday Saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen degaankaasi.

Wararkuw axaa ay tilmaamayaan in duqeyntu ay ahayd labo gantaal oo kuwa diyaaradaha laga rido ah, waxaana la sheegayn in duqeynta ka dib ay Ciidanka Dowladda iyo kuwo Galmudug oo is garabsanaya ay gudaha u galeen goobta la duqeyay.

- Advertisement -

Dadka degaanka ayaa soo warinaya in ay maqlayeen jugta duqeynta oo sida ay sheegeen ay diraadi fulisay, waxaana sidoo kale ay intaas ku dareen dadka degaanku in aysan xaqiijin karin khasaaraha ka dhashay.

Wali saraakiisha Ciidanka horkacaysa kama hadlin dhacdaadaasi, sidoo kalena ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka Al-shabaab oo ay kaga hadleen duqeyntaasi la sheegay in ay ka dhacday inta u dhaxaysa Qaycad iyo degmada Xarardheere.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts