Duqa Muqdisho” Hormarka Dowladnimo Dhameestiran Waxa Ay Ku Xerantahay Helista Maqaamka Muqdisho”

Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho oo ka qeyb glayay munaasabad lagu soo xerayay Kalfadhiga Labaad ee Golaha Baarlamaanka Aqalka Sare oo xalay ka dhacday Muqdisho ayaa ka dalbadal golaha aqalka sare in ay meel mariyaan shrciga ogolaanaya maqaamka muqdisho.

Godoomiyaha ayaa sheegay in helista maqaamka caasimada wax badan kusoo kordhintoonto hormarka dowladnimo ee ah halka la hiigsanayo mustaqbalka dhaw.

Shirar farar badan oo looga hadlayo maqaamka Caasimada ayaa horay kaga dhacay Muqdisho iyada oo Dowladda Federaalka Soomaaliya wali aysan si rasmi ah u cadeynin maqaamka Muqdisho ay leedahay

Wariyaheena Farxiyo Maxamed Xuseen Ayaa Warbixintan Inooga Diyaarisay.

Halkaan Ka Dhagayso Warbixinta Maqaamka Muqdisho.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media