HomeWararDr: Jalaaludiin "Muqdisho waxa ay wajihi doontaa Todobaayo xanuun Badan oo dad...

Dr: Jalaaludiin “Muqdisho waxa ay wajihi doontaa Todobaayo xanuun Badan oo dad badan uu soo rito cudurka Corona”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dr: jalaaludiin Yuusuf Axmed oo ka mid ah saraakiisba sare ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka hadlay saameynta cudurka Corona ee gudaha Soomaaliya iyo walaaca laga qabo in uu bulshada kusii dhex faafo. Waxa uu sheegay in Muqdisho ay wajihi doonto todobaayo anuun badan oo dad badan uu soo rito cudurka Coronavirus taas uu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dr: jalaaludiin Yuusuf Axmed oo ka mid ah saraakiisba sare ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka hadlay saameynta cudurka Corona ee gudaha Soomaaliya iyo walaaca laga qabo in uu bulshada kusii dhex faafo.

Waxa uu sheegay in Muqdisho ay wajihi doonto todobaayo anuun badan oo dad badan uu soo rito cudurka Coronavirus taas uu sheegay in ay muujinayso sida xowliga ah ee bulshada uu ugu dhex faafayo.

- Advertisement -

Dr Jalaaludiin “Muqdisho waxey wajahi doontaa todobaadyo xanuun badan dad badan buu so ridan doonaa Carona wasaarada Caafimaad shaqaalaheeda badankood baaritaan baa la marsiiyey maadama 2 naga mid ah laga helay Natiijada wa arkeynaa “

Jamaaludiin waxu wareysi uu siiyay Warbaahinta Dalsan ku sheegay in sidoo kale qofka cudurka u geeriyooday loo dhaqi doonaa loo aasi doono habka hada ay dunida isla qaadatay iyadoo Shareecada la marsiinayo si dad kale loo badbaadiyo waxaan hada so diyaarinay dhamaan dadki uu marxumka la macamaaliyey oo ehel iyo asxaab la Ahaa oo booqanayey intu xanuunsanaa.

Shalay ayay aheyd markii Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda fedraalka Soomaaliya ay shaaca ka qaadday in qof ka mid ah dadkii ku jiray maalmaha karantiilka Corona uu u geeriyooday xanuunkaas iyada oo 4-kiis oo cusubna xaqiijisay wasaaraddu.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts