HomeWararDowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Ninkii waday gaarigii ku qarxay...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Ninkii waday gaarigii ku qarxay Kaawa Godeey

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in gacanta lagu dhigay darawalkii waday Gaari Maanta ku qarxay Suuq ku yaalla Isgoyska Kaawa Godeey qeybta degmada Wadajir. Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa SONNA u sheegay in dhagar ninkii  waday gaariga gacanta lagu soo dhigay ka dib markii uu isku dayay inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in gacanta lagu dhigay darawalkii waday Gaari Maanta ku qarxay Suuq ku yaalla Isgoyska Kaawa Godeey qeybta degmada Wadajir.

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa SONNA u sheegay in dhagar ninkii  waday gaariga gacanta lagu soo dhigay ka dib markii uu isku dayay inuu ka baxsado Ciidamada amniga.

- Advertisement -

Qarixii ka dhacay Isgoyska Kaawa-Godeey ee degmaa wadajir ayaa la sheegay in uu geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,waxana xilliga qaraxa uu dhacayay ay Goobta aheyd mid mashquul badan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts