HomeWararDowladda Soomaaliya oo Dalka Dib ugu Soo Celineysa Dhallinyaro Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo Dalka Dib ugu Soo Celineysa Dhallinyaro Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dhallinyaradaan oo qaarkood Maxaabiis ahaan u heysteen Kooxaha Burcadda ee loo yaqaano Magafayaasha ayaa Dowladda Soomaaliya ku guuleysatay in dib loogu soo celiyo dalkooda. Xoghayaha kowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya Ayuub Xaashi Ciise ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u sheegay in Dhallinyaradaan diyaarad laga soo saaray dalka Liibiya maalinta baritana lagana soo dajindoono garoonka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhallinyaradaan oo qaarkood Maxaabiis ahaan u heysteen Kooxaha Burcadda ee loo yaqaano Magafayaasha ayaa Dowladda Soomaaliya ku guuleysatay in dib loogu soo celiyo dalkooda.

Xoghayaha kowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya Ayuub Xaashi Ciise ayaa Wakaaladda Wararka SONNA u sheegay in Dhallinyaradaan diyaarad laga soo saaray dalka Liibiya maalinta baritana lagana soo dajindoono garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

- Advertisement -

Xoghaye ayaa sheegay in Dhallinyaradaan oo tiradoodu gaareyso 14 ay safaaraddu u dhameystirtay dhammaan waxyaabihii ay u baahnaayeen .

Safaarada Soomaaliya ay dadaal badan ku bixisay sidii muwaadiniitani Soomaaliyeed ee guud ahaan ku jira xabisyada dalkaasi dib loogu soo celin lahaa dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts