Dowladda Soomaaliya oo amartay in la xiro Goobaha waxbarashada

Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Turkiga ka dalbatay Warshad sameysa Oxygen-ta, waxaana sidoo kale Dowladdu ay fasaxday Goobaha waxbarashada sido iskuulaadka iyo jaamacadaha dalka Caabuqa Covid19 dartiis muddo labo todobaad ah.

War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu faray  Wasaaradaha warfaafinta iyo Awqaafta arrimaha diinta in ay sameeyaan wacyigalin guud oo la xariirta Covid19, sidoo kale Maamulka Gobolka Banaaadir ayaa la faray in uu dhankisa sameeyo wacyihalin guud.

Comments
Loading...