HomeWararDowladda Soomaaliya oo Albaabada u laabtay Xabsiga Godka Jilacoow

Dowladda Soomaaliya oo Albaabada u laabtay Xabsiga Godka Jilacoow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirada Amniga iyo Cadaalada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Abuukaate  Xasan Xuseen Xaaji oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Albaabada loo laabay Xabsiga Godka Jilacoow. Waxa ay sheegeen in sababaha loo xiray ay tahay kadib cabasho ka timid Shacbaka Soomaaliyeed iyo Hay’adaha xaquuqul Insaanka,taas oo ku aadan in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirada Amniga iyo Cadaalada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Abuukaate  Xasan Xuseen Xaaji oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Albaabada loo laabay Xabsiga Godka Jilacoow.

Waxa ay sheegeen in sababaha loo xiray ay tahay kadib cabasho ka timid Shacbaka Soomaaliyeed iyo Hay’adaha xaquuqul Insaanka,taas oo ku aadan in Xabsiga uu ahaa goob dadka lagu dhibaateyn jiray.

- Advertisement -

Wasiirka Amniga ayaa sheegay in Xabsiga Godka Jilacoow loo bedelay Magaca Xarunta Tababarada Ciidanka NISA ee  jilacoow,isla markaana Ciidamada NISA lagu tababari doono.

Xabsiga Godka Jilicow waxaa loogu magac daray Gen:Axmed Jilicow Cadow,oo ahaa Taliyihii Nabad sugida ee xiligii Kacaanka,Sida ka muuqata Magaca Xabsiga waxa uu ka qodanyahay dhulka hoostiisa waxaana sanadihii ugu dambeeyay uu ahaa mid ka mid ah Xabsiyada ugu weyn ee dalka marka laga tago Xabsiga dhexe.

Allaha u naxariistee Gen: Axmed Jilicow Cadow ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho Sanadkii 2007.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts