HomeWararDowladda Shiinaha oo Dalab u dirtay Madaxda Soomaalida

Dowladda Shiinaha oo Dalab u dirtay Madaxda Soomaalida

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wakiilka Joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhang Jun ayaa ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan qaboomida doorashada ka dhaceysa. Zhang Jun oo ka hadlaayay kulankii shalay ee Golaha Ammaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in xal buuxa laga gaaro is-marin waaga siyaasadeed ee ka jira doorashada Soomaaliya, taas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilka Joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhang Jun ayaa ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan qaboomida doorashada ka dhaceysa.

Zhang Jun oo ka hadlaayay kulankii shalay ee Golaha Ammaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in xal buuxa laga gaaro is-marin waaga siyaasadeed ee ka jira doorashada Soomaaliya, taas oo uu xusay inay ku jirto danta dadka iyo dalka.

- Advertisement -

Madaxda Soomaalida ayuu Zhang Jun ugu baaqay inay xoojiyaan midnimada iyo iskaashiga, isla markaana ay sameeyaan tanaasul, si Deg-deg ahna heshiis looga gaaro doorashada, lana soo celiyo kalsoonida siyaasadeed.

Wakiilka Joogtada ah ee Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa Carabka ku dhuftay in Madaxda ay u diyaar garooban qaban-qaabada doorashada dhaceysa, si uusan dib u dhac mar kale ugu imaan, lana muujiyo isku soo dhawaansho.

“Waxaan ku dhiiri gelinaynaa dhinacyada Soomaaliya in ay ka hormariyaan danaha dalka, xoojiyaan midnimada iyo iskaashiga, sameyaan tanaasulada lagama maarmaanka ah, dib u dhiska kalsoonida siyaasadeed, si deg deg ah ugu heshiino qabanqaabada, doorashooyinka, soo celinta xasiloonida siyaasadeed ee Soomaaliya si loo helo shuruudo wanaagsan oo loogu talagalay kalaguurka amniga iyo dib u dhiska qaranka,” ayuu yiri Zhang Jun .

- Advertisement -

Hadalka Wakiilka Joogtada ah ee Shiinaha ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa uu kusoo aadaya, iyada oo maalinta berri oo khamiis ah lasoo xiro Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada uga socda Muqdisho, kaasi oo heshiis looga gaaray khilaafkii doorashada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts