HomeWararDowladda oo sheegtay inay Duqeyn ku dishay Saraakiil ka tirsan Al-shabaab

Dowladda oo sheegtay inay Duqeyn ku dishay Saraakiil ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgalo ay iska kaashadeen Ciidamada Xoogga dalka iyo Howlgalka Ciidanka Mareekanka ee Afrika lagu dilay  Saraakiil sare oo ka tirsan Al-shabaab. Howlgaladaan oo laba qeybood ahaa kan koowaad waxaa maalintii sabtida aheyd laga fuliyay deegaanka Cali Barroow waxaana lagu dilay laba Sarkaal oo ka tirsan AlShabaab. War lagu qoray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgalo ay iska kaashadeen Ciidamada Xoogga dalka iyo Howlgalka Ciidanka Mareekanka ee Afrika lagu dilay  Saraakiil sare oo ka tirsan Al-shabaab.

Howlgaladaan oo laba qeybood ahaa kan koowaad waxaa maalintii sabtida aheyd laga fuliyay deegaanka Cali Barroow waxaana lagu dilay laba Sarkaal oo ka tirsan AlShabaab.

- Advertisement -

War lagu qoray Wakaaladda Wararka SONNA ayaa lagu sheegay in Howlgal shalay ka fuliyeen deegaanka Kuunya Barroow lagu dilay Sarkaal kale oo kamid ahaa Al-shabaab.

Ma jirin wax qasaara ah oo shacabka ka soo gaaray intii lagu jiray howlagadaasi ayaa lagu yiri war kasoo baxay dowladda Federaalka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ayaa duqeymo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliya deegaanada ay ka sugan yihiin Gobolada dalka, waxaana ka dhashay Khasaarooyin kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts