Dowladda oo Amar adeg dul-dhigtay Dugsiyadda Sare ee dalka

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta saree ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada dalka

Qoraal kasoo baxay xafiiska siihayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Cabdullaahi goodax Barre ayaa waxaa lagu sheegay inay qasab ay tahay in manjahkaan ay dhaqan galiyaan sanad dugsiyeedkaan, dhammaan dugsiyadda sare ee dalka.

“Waxaan maanta soo saaray Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada dalka” ayaa lagu yiri Qaraalka kasoo baxay Goodax Barre.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Wasiir Goodax Barre.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media