HomeWararDowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay koox isku dayday in ay afgambiyaan dowladda...

Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay koox isku dayday in ay afgambiyaan dowladda Abiy Axmed

Date:

Related stories

Pro-Government Clerics Seen at Opposition Meeting in Mogadishu

The meeting, hosted at the residence of former President Sharif Sheikh Ahmed, brought together key opposition figures. Footage from the venue showed several well-known clerics present, including Sheikh Bashir Ahmed Salad, who led the delegation.

Qalab Sir ah oo Duubaya Sheekadaada Miiska Cuntada, Ma Ogtahay arinkaas?

Shirkadda Prego ayaa soo bandhigtay qalab awood u leh inuu duubo sheekooyinka miiska cuntada.

Mawqifka Mucaaradka: Sanbaloolshe iyo Dhuxulow oo xulufo la noqday Sheikh Sharif Sheikh Ahmed

Kulan albaabbadu u xiran yihiin ayaa ka socda hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, kaas oo ay qayb ka yihiin Sanbaloolshe iyo Mustafa Dhuxulow.

Wasaaradda Diinta: Hay’adda kaliya ee ka badbaadday wejiga koowaad ee kala-doorashada xilalka

Xilli wasiirrada dowladda lagu amray inay iska casilaan Baarlamaanka, Wasaaradda Diinta ayaa noqotay hay'adda kaliya ee amarkaas uusan saameyn doonin.

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay xabsiga dhigtay ilaa 50 qof oo looga shakiyay in ay wadeen qorshe ay ku “afgambinayaan” dowladda.

Shan ka mid ah dadkaan waxaa lagu xiray caasimadda Adisa Ababa, kuwaas oo si gaar ah loogu eedeyay in ay isku dayeen qorshayaal lagu dilayo sarakaiil laguna afgambinayo dowladda ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu hoggaamiyo.

Hadalkaan waxaa baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta gudaha.

Ciidamada ammaanka iyo kuwa sirdoonka Itoobiya oo raggaan soo qabtay ayaa sheegay in ay huriyeen rabshado amni darro oo ka jira caasimadda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories