HomeWararDenmark oo Kaalmo Dhaqaale ugu yaboohday dadka ku macluulsan Somalia.

Denmark oo Kaalmo Dhaqaale ugu yaboohday dadka ku macluulsan Somalia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Horumarinta ee Denmark, Ulla Tørnæs ayaa sheegay inay ku yabooheen 125 million oo Kroner  si wax looga qabto dadka ku macluulsan Somalia, South Sudan iyo Yemen. Waxay intaasi ku dartay in Kharjkaasi maamuli doonaan 6 Hay’ado Samafal oo laga leeyahay Denmark oo ka hawlgla Geeska Afrika, kuwaasi oo ay ka mid yihiin: Caritas, Dansk […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Horumarinta ee Denmark, Ulla Tørnæs ayaa sheegay inay ku yabooheen 125 million oo Kroner  si wax looga qabto dadka ku macluulsan Somalia, South Sudan iyo Yemen.

Waxay intaasi ku dartay in Kharjkaasi maamuli doonaan 6 Hay’ado Samafal oo laga leeyahay Denmark oo ka hawlgla Geeska Afrika, kuwaasi oo ay ka mid yihiin: Caritas, Dansk Røde Kors, Folkekirkens Nødhjælp, Red Barnet iyo Adra.

- Advertisement -

Kaalmadda cusub ee ay Denmark ku yabooheen ayaa waxa Somalia loo qoondeeyey 23 million oo Kroner, South Sudan 47 million Kroner iyo Yemen 55 million Kroner.

Bishii la soo dhaafay, Dowladda Denmark waxay ballan qaaday lacag dhan 300 million kroner, si loogu deeqo dadka ku macluulsan dalalka Somalia, South Sudan iyo Yemen.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts