HomeWararDowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay Duqeyn ka dhacday Koonfur Galbeed

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay Duqeyn ka dhacday Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War ay soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya,waxaana ka dhasahy khasaaro. Warka dowlada Soomaaliya ay soo saartay ayaa waxaa lagu yiri” ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kumaandooska Mareykanka ayaa bartilmaameedsaday deegaanka Dheerow Sanle oo ka tirsan Koonfur Galbeed,Soomaaliya,waxaana laga fuliyay duqeyn xagga circa ah,oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ay soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya,waxaana ka dhasahy khasaaro.

Warka dowlada Soomaaliya ay soo saartay ayaa waxaa lagu yiri” ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kumaandooska Mareykanka ayaa bartilmaameedsaday deegaanka Dheerow Sanle oo ka tirsan Koonfur Galbeed,Soomaaliya,waxaana laga fuliyay duqeyn xagga circa ah,oo lagu beegsanayay Alshabaab.

- Advertisement -

Ilaa 6 k atirsan Alshabaab ayaa ku dhimatay duqeyntaasi,iyadoo lagu bur-buriyay saldhiggii ay halkaasi ku lahaayeen.

Dowladda Soomaaliya ayaa ujeedka ku tilmaamay mid loogaga hortagayaya weerarada Al-shabaab ay ka geystaan deegaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.

Diyaaradaha dagaalka dowlada Mareykanka ayaa dhowr jeer waxa duqeymo ka fuliyeen Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya,kuwaasi oo lalal beegsaday xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Saldhig waa weyn,iyagoona taageero siiya Dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts