HomeCaalamkaDowlad Muwaadiniinteeda ka qaadeysa xayiraadii Duulimaadyada Caalamiga

Dowlad Muwaadiniinteeda ka qaadeysa xayiraadii Duulimaadyada Caalamiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay inay  Muwaadiniintooda iska tallaalay COVID 19 u safri karaan dalalka Dibedda. Go’aankaasi ayaa dhaqan-gal noqon doona  1-da Habeenimo ee Saqda Dhexe ee bishan May 17-da. Sharcigan cusub ayaa waxa uu dhigayaa in Muwaadiniinta Sacuudiga  ee labo jeer iska tallaalay Coronavirus […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay inay  Muwaadiniintooda iska tallaalay COVID 19 u safri karaan dalalka Dibedda.

Go’aankaasi ayaa dhaqan-gal noqon doona  1-da Habeenimo ee Saqda Dhexe ee bishan May 17-da. Sharcigan cusub ayaa waxa uu dhigayaa in Muwaadiniinta Sacuudiga  ee labo jeer iska tallaalay Coronavirus ugu yaraan muddo labo isbuuc ah in loo oggolaan doono inay Dibedda u safraan.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ay kaloo sheegtay in Muwaadiniintooda ka soo bogsaday Fayriskaasi lixdiibilood ee ugu dambaysay waxaa loo fasixi doonaan Duullimaadyada Caalamiga.

Dadka da’dooda ka yar tahay 18 jir ee Sacuudiyaanka ah ee ka soo bogsaday COVID 19 waxaa iyagana loo fasaxay inay dalalka dibedda u dhoofi karaan.

Dhoofayaasha waxaa waajib ku ah inay Tallaalkooda ka xaqiijiyaan, iyadoo isticmaalayo  App-ka Dowladda ee Tawakkalna app. (using the government’s Tawakkalna app).

- Advertisement -

Sidoo kale, Dhoofayaasha Sacuudiyaanka ee dibeddaha ka soo laaanayo ayaa la sheegay in muddo hal isbuuc lagu karantiili doono Guriga, isla marka ay Sacuudiga ku soo laabtaan, iyagoo qaadan doona Baraitaanka COVID 19 Test dhamaadka isbuuca ay Sacuudiga ku soo laabtaan.

W/Q: Ustaad Nuuradiin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts