Dowlad-gobaleedka Jubbaland oo soo bandhigtay Musharixiinta uga mid noqonayo Aqalka Sare ee Barlamaanka

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa saxiixay Liiska 11-ka xubnood ee Jubbaland uga mid noqonayo Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka.

Liiskaasi ayaa la sheegay in loo soo gudbiyey Guddoomiyaha Guddiga Doorashadda Dadban ee Heerka Federal, Avv. Cumar Maxamed Cabdulle.

HALKAN KA AKHRISO LIISKA XUBNAHA JUBBALAND UGA MID NOQONAYO AQALKA SARE.

liiska-jubbaland1

liiska-jubbaland2

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor