HomeWararDoplamasi Caalin oo Dhaliilay in xiligan Madaxda Dalka loo kala dabqaado

Doplamasi Caalin oo Dhaliilay in xiligan Madaxda Dalka loo kala dabqaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo ku sugan Wadanka Filland kana faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay  nasiib xumo tahay in waqtiga hogaamiyeyaasha siyaasada Dalka loo  kala dabqaado xilli wafuud ka socota Beesha Caalamka ay ku suganyihiin puntland si ay masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta Deegaanadaasi   uga dhaa dhiciyaan fulinta go,aankii Madasha wadatashiga  ee Muqdisho lagu gaaray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo ku sugan Wadanka Filland kana faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay  nasiib xumo tahay in waqtiga hogaamiyeyaasha siyaasada Dalka loo  kala dabqaado xilli wafuud ka socota Beesha Caalamka ay ku suganyihiin puntland si ay masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta Deegaanadaasi   uga dhaa dhiciyaan fulinta go,aankii Madasha wadatashiga  ee Muqdisho lagu gaaray 27-ka Bishii dhamatay.

Doplamaasi Caalin ayaa  sheegay in Madaxweyne Xasan uu ku saxnaa talaabadii uu Baarlamaanka ka ga codsaday  in loo baahan yahay in la dhowro shuruucda amniga ee gelitaanka goobaha muhiimka ah , darajo kasta qofku ha lahaadee.

- Advertisement -

Iyagoo ay Xildhibaanada mooshin ay kaga cabanayaan arintan in la baaro marka ay marayaan garoonka diyaaradaha u gudbiyeen Gudoonka.

Ugu Dambeeyn Siyaasigan ayaa sheegay in Dawlada kasocda Amisom ee howlgalka Soomaaliya ay ku fashilmeen arintan Ciidamada ah wuxuna saadaalinayaa in Amisom ugu dambeynii ay ku soo koobmi doonto Caasimada waa sida uu hadlka u dhigay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts