Doorashada Gudoonka Aqalka sare oo maanta ka dhaceyso Muqdisho.

Doorashada Gudoomiyaha iyo labadiisa kuxigeen ayaa maanta ka dhaceyso xarunta Aqalka sare ee Muqdisho.

Amaanka nawaaxiga doorashada ayaa aad loo adkeeyay waxaana xiran wadooyinka gala goobta doorashada lagu qabano.

Xubnaha aqalka sare ayaa sabtidii shalay waxa ay dhageysteyn khudbadaha musharixiinta u taagan xilka gudoonka Aqalka sare.

Gudiga qaban qaabada doorashada gudoonka Aqalka sare ayaa sheegay in maanta lawada  dooranayo gudoomiyaha iyo kuxigeeka koowaad iyo kuxigeenka labaad.

Musharixiinta u taagan Gudoonka Aqalka Sare:-

Musharaxiinta Guddoomiyaha Aqalka Sare.

Abdi Xaashi Cabdullahi.

Mustaf maxamed Qodax

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka koowaad.

Xasan Faarax Xujaale.

Axmed Xaashi Maxamuud

Cabdiwaaxid Cilmi cumar.

Abshir Maxamed Maxamuud.

Cabdi Axmed Dhuxulow.

Maxamuud Axmed Maxamuud.

Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka Labaad.

Hodan Maxamuud Cusmaan.

Osmaan Axmed Maxcow.

Iftiin Xasan Baasto.

fartuun Cabdulqaadir Faarax.

Sacdiyo Xasan Cusmaan

Mowliid Xuseen Guuleed

Cabdikaafi Macalin Xasan

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor