HomeCaalamkaDooni ay la socdeen Dalxiisayaal u dhashay Shiinaha oo lagu la’ yahay...

Dooni ay la socdeen Dalxiisayaal u dhashay Shiinaha oo lagu la’ yahay Xeebta dalka Malaysia.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Sarkaal u hadlay Ciiddanka Badda Malaysia ayaa sheegay in Doonidaasi oo ay la socdeen 31-qof oo 28 ka mid Dalxiisayaal ahaayeen lagu waayey meel ka baxsan Xeebta Borneo Doonidaasi ayaa la sheegay inay ka shiraacatay Xeebta Degmadda Kota Kinabalu, waxayna ku sii jeeday Jesiiradda loo dalxiis tago ee Mengalum, ka hor intaysan deign. Kooxaha Gurmadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal u hadlay Ciiddanka Badda Malaysia ayaa sheegay in Doonidaasi oo ay la socdeen 31-qof oo 28 ka mid Dalxiisayaal ahaayeen lagu waayey meel ka baxsan Xeebta Borneo

Doonidaasi ayaa la sheegay inay ka shiraacatay Xeebta Degmadda Kota Kinabalu, waxayna ku sii jeeday Jesiiradda loo dalxiis tago ee Mengalum, ka hor intaysan deign.
Kooxaha Gurmadka ayaa baadi-goob ugu jira Dalxiisayaasha la la’ yahay, balse dadaalka gurmadka ayaa la sheegay inuu gaabis ku socdo sababo la xiriira Cimilada oo xun iyo Badda oo kacsan.
Qunsuliyadda Shiinaha ku leeyihiin Degmadda Kota Kinabalu ayaa ka codsatay Dowladda in la dardar geliyo Dadaalka Baaritaanka Dalxiisayaasha la la’ yahay.
©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts