Donald Trump oo xaqiijiyey inuu la kulmi doono Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya.

Madaxweyne Donald Trump ayaa mar kale tilmaamay inuu la kulmi doono Hoggaamiyaha dalak Waqooyiga Kuurya.

Waxa uu sheegay inuu Kulankaasi ka dhici doono dalka Singapore.

Hadalkaasi ayuu jeediyey, kadib, markii kulan saacado badan qaatay la yeeshay Ergay Sare oo  ka socday Waqooyiga Kuurya oo maalmahan booqanayey Maraykanka.

Ergayga oo lagu magacaabo KIM YONG CHOL waxa u u Madaxweyen Trumo u gudbiyey Qoraal uu uga waday Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media