HomeWararDiyaaradaha Dagaalka Kenya oo duqeeyey Deegaanka Dhamase.

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo duqeeyey Deegaanka Dhamase.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dadka ku nool Deegaanka Dhamase ee duleedka Degmadda Ceel-waaq ee Gobalka Gedo ayaa sheegay inay Diyaaradaha Dagaalka Kenya barqanimadii maanta si xun u garaaceen qeybo ka tirsan Deegaanka Dhamase. Duqeynta ayaa la sheegay in lala beegsanayey Dagaalamayaashii Alshabaab ee dhawaan hubka iyo gaadiidka ka soo furtay Askara Dowladda Federaka ee ku sugan Degmadda Caabuud-waaq. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dadka ku nool Deegaanka Dhamase ee duleedka Degmadda Ceel-waaq ee Gobalka Gedo ayaa sheegay inay Diyaaradaha Dagaalka Kenya barqanimadii maanta si xun u garaaceen qeybo ka tirsan Deegaanka Dhamase.

Duqeynta ayaa la sheegay in lala beegsanayey Dagaalamayaashii Alshabaab ee dhawaan hubka iyo gaadiidka ka soo furtay Askara Dowladda Federaka ee ku sugan Degmadda Caabuud-waaq.

- Advertisement -

Sidoo kale, Dadka Deegaanka waxay sheegeen in ay Ciiddanka Kenya madaafiic ku soo dueeyeen Deegaanka Dhamase oo ay Alshabaab fariisinka ku leeyihiin.

Dadka Deegaanka ayaa la sheegay inay ka bara kaceen Duqeymahaasi ay Milliteriga Kenya maanta u geysteen Deegaankaasi.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts