HomeWararDil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa xalay waxaa ay gudaha degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dileen Wiil la sheegay inuu shacab ahaa, waxaana falkaas laga helayaa faah faahino. Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Wiilka ay toogteen rag hubeysan, xili uu sugnaa meel ku dhow aargada Dharkeenley gaar ahaa meel aan ka fogeyn Shirkadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa xalay waxaa ay gudaha degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dileen Wiil la sheegay inuu shacab ahaa, waxaana falkaas laga helayaa faah faahino.

Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Wiilka ay toogteen rag hubeysan, xili uu sugnaa meel ku dhow aargada Dharkeenley gaar ahaa meel aan ka fogeyn Shirkadda Hormuud, isagoo u geeriyooday rasaas lagu dhuftay.

- Advertisement -

Raggii ka dambeeyay falkaas ayaa goobta si dhaqsi ah uga baxsaday, isla markaana waxaa sida caadada aheyd gaaray halkaas Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka oo qaaday Meydka.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in Ciidamada Booliska ee goobta tegay ay baaritaano kooban sameeyeen, wallow markii dambe ay halkaas tageen, iyagoona horey u qaaday Meydka Marxuumka.

Caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo geysteen rag ku hubeysan Bastoolado, waxaana dilkii xalay ka dhacay degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir uu kamid noqonayaa dilal hore uga dhacay Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts