HomeWararDil ka dhacay Boosaaso iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Boosaaso iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Koooxo hubeysan oo waaberigii hore ee saakay gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku dilay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland. Dilka loo geystay Askariga ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay agagaarka Isgoyska laga raaco gaadiidka aada dhanka Magaalada Qardha, waxaana la sheegay inuu u geeriyooday rasaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Koooxo hubeysan oo waaberigii hore ee saakay gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku dilay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland.

Dilka loo geystay Askariga ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay agagaarka Isgoyska laga raaco gaadiidka aada dhanka Magaalada Qardha, waxaana la sheegay inuu u geeriyooday rasaas looga dhuftay qeybaha sare ee jirkiisa.

- Advertisement -

Askariga la toogtay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cumar Maxamed Yuusuf, waxaana xiliga la dilayay la xusay inuu doonayay inuu raashin u dhiibo Hooyadiis oo ku nool Magaalada Qordho.

Intaas kadib ragii hubeysnaa ee dilka fuliyay ayaa ku baxsaday Luuq yar oo goobta ka Agdhawaa, waxaana daqiiqado kadib halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Boosaaso oo ka qaaday Meydka Marxuumka, sidoo  kalena sameeyay baaritaano.

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaan rag dhalinyaro ah oo ku hubeysan Bastoolado, waxaana dilalkaas inta badan sheegta Al-shabaab iyo Daacish.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts