HomeWararDil Caawa ka dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho

Dil Caawa ka dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa Caawa qeybo ka mid ah degmada Warta-Nabada ee gobolkaan Banaadir waxa ay ku dileen mid ka mid ah Ergadii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ku soo doortay Magaalada Cadaado. Dilkaan ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafada Xamar Bile ee degmadaasi Warta-Nabada,waxana Marxuumka la dilay Magaciisa lagu sheegay sheegay Axmed C/qaadir Xuseen,xili uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa Caawa qeybo ka mid ah degmada Warta-Nabada ee gobolkaan Banaadir waxa ay ku dileen mid ka mid ah Ergadii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ku soo doortay Magaalada Cadaado.

Dilkaan ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafada Xamar Bile ee degmadaasi Warta-Nabada,waxana Marxuumka la dilay Magaciisa lagu sheegay sheegay Axmed C/qaadir Xuseen,xili uu ka soo baxayay mid ka mid ah Garaashayda ku yaalla Xamar bile la dilay.

- Advertisement -

Dilka ka dib ayaa waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ku waas oo sameeyay howlgallo baaritaano ah iyagoo ku raad jooga dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Muqdisho ku soo badanayay dilalka Ergooyinkii xildhibaanada ku soo doortay Xarumaha Maamul Goboleedyada,waxaana mudo 24 saac gudahood Muqdisho lagu dilay in ka badan 4 Ergo.

Ciidamada xasilinta amniga Muqdisho ayaa weli waxa ay howlgallo ka wadaan gudaha Magaalada Muqdisho,ku waas oo siweyn u xaiijinaya dhanka amniga balse waxaa barbar socda dilalka qorsheysan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts