• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Dibadbax dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Hindiya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 4, 2018
in Caalamka
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Saraakiisha Boliska dalkaasi ayaa sheegay in Askari iyo qof rayid ah lagu dilay Tuullo ka tirsan Degmadda Bulandshahar ee Gobalka Uttar Paradesh ee Waqooyiga dalkaasi.

Dilkaasi aya yimid, kadib, markii ay dadka Hinduuska ee Lo’da caabuda ay ku qamaameen dad deganaa Beer laga helay haraagga Lo’ halkaasi lagu qalay.

Boliska waxay sheegeen inay 400 qof oo haysta Diinta Hinduuska ay isugu soo baxeen Beertaasi oo la sheegay in la helay haraagaaga xoolo la qalay oo ay Lo’ kujirtay.

Dadka lagu dilay dhacdadaasi ayaa kala ah Askari lagu magacaabi jirey Subuudh Kumaan Singh iyo nin kale oo 20-jir ah

Mar sii horreysay  Boliska waxay sheegeen in  Isbatoore Subuudh Kumaan Singh

dhagax loo adeegsaday dilkiisa, inkastoo ay dadka deegaanka sheegeen in uu u geeriyooday dhaawacyo rasaaseed oo lagu dhuftay.

Dhakhaatiirta ayaa xaqiijiyey in Askariga madaxa laga toogtay

Telefishinka NDTV ee dalka Hindiya waxa uu baaahiyey inay rabshadahaasi bilowdeen, kadib, markii haraaga 25 neef oo Lo’ ah laga helay Beerta ay dadka Hinduuska weerareen.

Dadka Hinduuska oo ku xooggan Waqooyiga dalkaasi waxay caabudaan Lo’, iyagoo u diida dadka Muslimiinta inay gawracdaan Lo’da.

Ilaa 39 qof oo Muslim ah ayaa lagu dilay Shaqaaqada ka dhalata Lo’da tan iyo sannadkii 2014-kii, xilligaasi oo Ra’isul-wasaare Narendara Bohi oo ka tirsan Xisbiga Janata Party loo doortay Ra’isul-wasaaraha Hindiya.

Previous Post

Sawirro:-Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Buulo-Burde

Next Post

DEGDEG: RW Faransiiska oo muddo 6 bilood hakiyey qorshihii lagu kordhin lahaa Canshuurta Shidaalka

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka
Caalamka

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka

June 22, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan
Caalamka

Mareykanka oo si toos ah ugu biiray dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran

June 22, 2025
Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
Caalamka

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

June 21, 2025
G7 oo War-murtiyeed Cusub Ka Soo Saartay Bariga Dhexe, Trump oo Shirkii Ka Baxay
Caalamka

G7 oo War-murtiyeed Cusub Ka Soo Saartay Bariga Dhexe, Trump oo Shirkii Ka Baxay

June 17, 2025
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Next Post

DEGDEG: RW Faransiiska oo muddo 6 bilood hakiyey qorshihii lagu kordhin lahaa Canshuurta Shidaalka

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

Baidoa, South West State – The Somali National Army (SNA) scored a significant victory against Al-Shabaab early Sunday morning after...

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

by Gesey Liban
June 23, 2025
0

Algiers, Algeria – Somalia is taking part in a high-level regional summit on social and economic development in the Arab...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Arakchi, oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Moscow ee dalka Ruushka, ayaa shaaciyay...

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country
English News

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive
English News

Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria
English News

Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

"Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta"

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country
  • Somali National Army Repels Al-Shabaab Ambush in Baidoa, Killing Dozens in Counter-Offensive
  • Somalia Participates in Arab Social Development Summit in Algeria
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00