HomeWararDhowr Isbaaro oo Ciidamadu ay ku guuleesteen in saacadihii u dambeeyay...

Dhowr Isbaaro oo Ciidamadu ay ku guuleesteen in saacadihii u dambeeyay ay qaadaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaray qeybo kamid ah gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Maamulka Galmudug ay bilaabeen howlgal ay kula dagaalamayaan kooxo burcad ah oo xiliyada qaar wadooyinka dhigta Jidgooyooyin ay Gawaarida lacago uga qaadanayaan. Howlgalka ayaa intiisa badan waxa ay Ciidamadu ka sameeyeen deegaano ay kamid yihiin Godinlabe,Bali-higis iyo deegaano kale,waxana Ciidamada arintaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaray qeybo kamid ah gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Maamulka Galmudug ay bilaabeen howlgal ay kula dagaalamayaan kooxo burcad ah oo xiliyada qaar wadooyinka dhigta Jidgooyooyin ay Gawaarida lacago uga qaadanayaan.

Howlgalka ayaa intiisa badan waxa ay Ciidamadu ka sameeyeen deegaano ay kamid yihiin Godinlabe,Bali-higis iyo deegaano kale,waxana Ciidamada arintaan Isbaaro qaadista ah kala shaqeynayay Odayaasha dhaqanka ee deegaanadaas.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa intii ay howgalka wadeen majirin cid dagaal kala hortimid waxa ayna ku guuleesteen in ay qaadaan ku dhawaad 10 isbaaro oo Maleeshiyaad hubeysan ay dhigteen.

Maamulka Galmudug ayaa haatan ku dadaalaya in uu ka hortago Kooxaha Wadooyinka Gobolada Mudug iyo Galgaduud dadka ku dhibaateeya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts