HomeCaalamkaDhoolatus Milliteri oo ka dhici doona Badda Cas

Dhoolatus Milliteri oo ka dhici doona Badda Cas

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wargeyska Arab News ee ka soo baxa dalka Sacuudiga ayaa sheegay inay Ciiddanka Badda ee Sacuudiga u diyaar garoobayaan Dhoolatus Milliteri oo bilowga isbuuca soo socda ka dhici doona Badda Cas. Dhoolatuskaasi oo loogu magac daray:  Hirarka Cas ee 1 ama (Red Wave 1) ayaa waxaa ka qeyb geli doona Ciiddamo ka kala socda dalalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska Arab News ee ka soo baxa dalka Sacuudiga ayaa sheegay inay Ciiddanka Badda ee Sacuudiga u diyaar garoobayaan Dhoolatus Milliteri oo bilowga isbuuca soo socda ka dhici doona Badda Cas.

Dhoolatuskaasi oo loogu magac daray:  Hirarka Cas ee 1 ama (Red Wave 1) ayaa waxaa ka qeyb geli doona Ciiddamo ka kala socda dalalka kaabiga ku haya Badda Cas, oo ay ku jiraan dalalka Masar, Sudan, Sacuudiga, Urdun, Jabuuti iyo Yemen.

- Advertisement -

Wargeyska waxa kale oo uu qoray inay Goobjoogayaal ka socda Ciiddanka Badda ee Reer Galbeedka ee  ku sugan Xeebaha Somalia

Taliyaha Ciiddanka Badda ee dalka Sacuudiga, Jeneral Fahad Bin C/llaahi Al-qufayli waxa uu sheegay in Dhoolatuskaasi looga dan leeyhaay sidii lagu xoojin lahaa Ammanka Badda ee dalalka kaabiga ku haya Badda Cas iyo sidii loo xoojin laha Iskaashiga Milliteri iyo Is-dhaafsiga Khibradaha Ciiddan ee Ka-qeybgalayaasha Dhoolatuska loogu magac daray Red Wave 1

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts