HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay shilal is xig-xigay oo ka dhacay Dowlad...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shilal is xig-xigay oo ka dhacay Dowlad Degaanka S/Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka helayno Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi ay ka dhaceen shilal is xig-xigay oo kahsaaro badan dhaliyay, waxaana la helayaa warar dheeeraad ah oo ku aaddan shilalkaasi. Shilka hore ayaa ka dhacay Duleedka Magaalada Qabridaharre, waxaana ka dhashay Khasaaro soo gaaray dadkii rakaabka ahaa ee sarnaa gaariga shilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi ay ka dhaceen shilal is xig-xigay oo kahsaaro badan dhaliyay, waxaana la helayaa warar dheeeraad ah oo ku aaddan shilalkaasi.

Shilka hore ayaa ka dhacay Duleedka Magaalada Qabridaharre, waxaana ka dhashay Khasaaro soo gaaray dadkii rakaabka ahaa ee sarnaa gaariga shilka galay.

- Advertisement -

Intaa kadib waxaa Dhaawacyadii iyo dadkii ku waxyeeloobay Shilka loo qaaday Magaalada Jig-jiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomali Galbeed, balse Gaadiidka Gurmadka ahaa ee dhaawacyada siday ayaa la sheegay in uu Shil kale  galay, taasi oo sababtay in Khasaaruhu sii bato.
Labada shil ayaa waxaa ka dhashay Dhimasho iyo dhaawac, waxaana la xaqiijiyay in shilka dambe ee uu galay gaadiidka Gurmadka ay ku dhinteen Labo ruux oo shacab ah.

Wali ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka oo ku aaddan shilalka khasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay Dowlad degaanka, waxaana inta badan dhaca shilalka noocaan ah, iyadoo loo sababeeyo Qaar kamid ah waddooyinka oo bur-bursan iyo wadayaasha Gaadiidka kala duwan oo Xawaare sare ku wada Gawaarida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts