(Dhgeyso):- Xubno Kusoo Baxay Kuraasta La Musuq-maasuqay Oo Kiisaskooda Loo Gudbinayo Maxkamada Hague.

Muqdisho(Radio Dalsan):-Xildhibaan kulalihi oo kamid ahaa barlamaankii muda xileedku ka idlaaday ee federaalka kursiga uu u tartamayayna lagu doortay maagalada garoowe ayaa sheegay in aysan ka hari dooyin kursigaa  laga boobay sida uu hadal u dhigay oo waxaa uu tilamamy in maxkamada ICJ-ay ugudbin doonaan kiisas mausuq maasuq ee hareeyay doorashada aqalk hoose ee ka kala dhacday ilaa iyo 6-magaalo oo ay caasimada kujirto

Xildhibaan C/raxmaan xoosh jibriil oo kamid ahaa baarlamaankii federaalkaa ayaa sheegay in iminka uu qareen u yahay xubnaha kuraastooda la boobay dacwadaas ay la istaagi doonaan maxkamad

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codadka Masuulyiinta

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor