• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, September 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Dhageyso:-Taliyaha Ciidanka Cirka”Dhulkii Ciidanka Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa boobay”

Bilan Media by Bilan Media
February 15, 2018
in Maqal, Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha Ciidamada Cirka Soomaaliya Generaal Maxamuud Sheekh Cali (Dable-Beyloot) oo Maanta khudbad ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay  58-guuradii ka soo wareegtay Aas-aaskii Cidianka Cirka Soomaaliya ayaa ka sheekeeyay waxqabadkii ay mareen Ciidmada Cirka iyo duruufaha heysta haatan.

Waxa uu sheegay taliyaha in Ciidamada Cirka ay ahaayeen kuwo aad loo yaqaano kana tilmaaman Qaarada Afrika kuwaas oo xiliyada ay dagaalada socdaan ay Ciidamada kale ka taageeri jireen dhinaca circa iyaga oo Hubka iyo Biyaha u geyn jiray.

Khudbadiisa oo aad u dheereyd ayaa waxa uu ku sheegay in Xarumihii Ciidamada Cirka Soomaaliya la boobay isla markaana ay xoog hu heystaan Msuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaadiidka,waxa uuna ugu baaqay Wasiirka Gaashaandhigga in arrintaas uu ilgaar ah ku hayo

Waxa uu ugu dambeyn sheegay in haatan Ciidanka Cirka uu yahay mid soo kabsanaya isla markaana Saddexda Sano ee socota ay meel wanaagsan gaari doonaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada Cirka Soomaaliya.

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/02/Taliyaha-ciidanka-cirka-.mp3
Previous Post

Madaxweyne Gaas oo Go’aan ka soo saaray Hantida saaran Doon ku soo caarisay Xeebta Boosaaso

Next Post

ONLF-Ethiopia Nairobi Talks End With No Breakthrough

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”
Warar

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

September 16, 2025
Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza
Caalamka

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

September 16, 2025
War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka
Caalamka

War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka

September 16, 2025
“Xasan Sheekh oo Shirkii islaamka-Carabta ku soo bandhigay mowqifka Soomaaliya ee ka dhan ah xadgudubyada Yuhuudda”
Warar

“Xasan Sheekh oo Shirkii islaamka-Carabta ku soo bandhigay mowqifka Soomaaliya ee ka dhan ah xadgudubyada Yuhuudda”

September 15, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay Amiirka Qadar
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay Amiirka Qadar

September 15, 2025
Booliiska Soomaaliya oo soo qabtay dhallinyaro ku eedeysan falal khatar gelinaya amniga iyo bulshada
Warar

Booliiska Soomaaliya oo soo qabtay dhallinyaro ku eedeysan falal khatar gelinaya amniga iyo bulshada

September 15, 2025
Next Post

ONLF-Ethiopia Nairobi Talks End With No Breakthrough

“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

by Ilhaan
September 16, 2025
0

Maamulka Waqooyi Bari ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed kadib markii duqeyn ka...

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

by Ilhaan
September 16, 2025
0

Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ka socda magaalada Gaza saacado un kadib markii Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu magaalada Quddus kulan...

War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka

War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka

by Ilhaan
September 16, 2025
0

Magaalada Doha ee caasimadda Qatar ayaa lagu qabtay shir-madaxeed degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Jaamacadda...

Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar

Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar

by Liban
September 16, 2025
0

Doha, Qatar – Leaders of the Arab League and the Organization of Islamic Cooperation (OIC) convened an emergency summit on...

“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”
Warar

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza
Caalamka

Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka
Caalamka

War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar
English News

Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Al-Sharaa Breaks 60-Year Ban with Planned UN General Assembly Attendance
English News

President Al-Sharaa Breaks 60-Year Ban with Planned UN General Assembly Attendance

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Doha Deal: Hassan Sheikh, Erdogan Double Down on Somalia-Turkey Alliance
English News

Doha Deal: Hassan Sheikh, Erdogan Double Down on Somalia-Turkey Alliance

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar
  • Israa’iil oo Kordhisay Duqeymaha Gaza
  • War-murtiyeed adag oo laga soo saaray shirkii Carabta iyo islaamka
  • Arab and Islamic Summit Issues Strong Communiqué on Israeli Attack Against Qatar

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00