(Dhgeyso):- Midowga Yurub Oo Xafiis Cusub Ka Furanaya Muqdisho.

Muqdisho(Radio Dalsan):- kulankan gaar ah oo dhaxmaray xubno ka kala socday wasaarada qorsheeynta, maamulka gobolka banadir iyo xubno ka socday midowga yurub ayaa inta badan diirada lagu saaray sidii xafiiska Hormarinta mashaariicda looga furilahaa Muqdisho

xafiiska laxariira hormarinta mashaariica horay midowga yurub waxa ay uga hirgaliyeen xarumaha qaar ee maamul goboleedyada

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Agaasime Kuxugeynka Wasaarada Qorsheenta Ee Xukuumada Soomaaliya

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor