(Dhgeyso):- Ex: Xildhibaan Xaaf Oo Sheegay In Maxkmada Hague Oo Ugudbindoono Dac-wad Ka Dhan Ah Boobkii Lagu Sameeyay Kursigii Uu U’Tartami Lahaa.

Muqdisho(Radio Dasalsan):- Ex: Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Lahadlayay idaacada Dalsan ayaa waxa uu kahadlay doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee inta badan qamsoontay iyo isbadalada dalka uu’galayo

ugu horeen Xaaf ayaa sheegay in dhamaan xildhibaanada cusub ee san uqalmi Kursiga xilldhimaanimo wuxuuna arinkaasi ku sababeeyay in ay san islaheen da’dooda iyo xilka loomagacaabay wuxuuna sheegay in da’dooda ee aad uyartahay sidaas darteedna aan laga sugeenin in ay wax ka go’aamiyaan talada dalka

dhanka kale xildhibaan  Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sheegay in asaga laga boobay kursiga uu doonayay in uu u’tartamo waxa uuna sheegay in dacwada arinka uu geeyn doono maxkamada caalamiga ee Hague

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xaaf

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor