Dhegeyso: Soomaalida dalka Canada ka shaqeysta oo ka cabanaya jinsi neceyb la xiriira shaqooyinkooda

Magaaladda Toronto ee dalka Canada, soomaalida ku nool waxaa ay sheegeen in ay dhibaato weyn ay ka qabaan dhinac shaqaaleysiinta.

Qaar kamid ah soomaaliya oo qaarkaad warbaahinta la hadlay waxaa ay sheegn in dhibaatooyinka ay qabaan ay ugu weyntahay dhinaca jinsi faquuqa, waxaana ay sheegeen in si gaar ah loogu eedeeyo arimo la xiriira Argagixisnimo.

Cabdi fitaax warsame, oo kamid ah soomaalida ku nool Magaaladda Toronto ee dalka Canada, ayaa isagoo ka sheekeynaya waxaa uu soo hadal qaaday qofkii ugu dambeeyay ee soomaalidda aheed ee dhibaatooyinkaasi la kulanta in ay aheed gabar ka shaqeyso garoonka diyaaradaha.

Halkaan ka dhegeyso 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor