(Dhegeyso):- Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka soo horjeestay Tartanka Haweenka ee ka Furmay Garowe.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Sheekh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hayada Culamada Soomaaliyeed Oo Lahadlayay Idaacada Dalsan ee magalada Muqdisho ayaa waxa uu sikulul uga horyimid ciyaarta loo qabanayo haweynka  ka kala socda xarumaha maamul goboleedyada ee ka furmay magalada Garowe

Sheekh Bashiir ayaa shegay in aysan diinta qabin in haween ay xirtaan sarwaalo hadana ay rag ka’ajnabiyaa ay hortooda ku ciyaaraan

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Sheekh Bashiir Axmed Salaad

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor